TOOS UDAAWO; Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Banaadir Ee Magaalada Muqdisho Iyo Gurmadka Loogu Jiro Damintiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TOOS UDAAWO; Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Banaadir Ee Magaalada Muqdisho Iyo Gurmadka Loogu Jiro Damintiisa!
May 19, 2022 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Dab xoogan ayaa caawa fiidkii ka kacay suuq ganacsi  oo ku yaala magaalada muqdisho ee somaliya kaasi oo ilaa hada gubanaya iyadoo ciidamada dab damiska iyo gurmad kale ku hawlan yihiin bakhtiintiisa,

Dabkan ayaa damintiisa lagu guulaysan isagoo kusii fidaya goobo kale.

TOOS UDOOWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS