Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xuska 18may Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xuska 18may Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya.
May 19, 2022 - Written by Editor:

NARIOBI(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge iyo siyaasi maxamed biixi Yoonis iyo masuuliyiinta safaarada somaliland ee dalka Kenya ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay maalinta qarannimada somaliland ee 18may oo lagu qabtay magaalada nariobi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS