“Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo Salka Ku Haysa Boogihii, Kumana Xalismayaan Cuna-qabatayn”Madaxwayne Xasan Sheekh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo Salka Ku Haysa Boogihii, Kumana Xalismayaan Cuna-qabatayn”Madaxwayne Xasan Sheekh.
May 20, 2022 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha cusub ee dhawaan loo Doortay somaliya Xasan sheikh maxamuud oo waraysi lala Yeeshay wax lagaga waydiiyay mawqifkiisa siyaasadeed eek u Aadan Somaliland ayaa sheegay in marka laga tago Somaliland Somaliya inteeda kale ubaahan tahay midnimo iyo iskuwad Arinta Somaliland ay tahay mid ubaahan in sigaar ah loo eego Islamarkaana uu aaminsan yahay in aan la carqaladayn Waxkasta oo horumarka Somaliland la xidhiidha.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS