Caaqil Askar Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Maalintii Shalay Uu Madal Ka Yidhi Oo Haweenka Gobolka Gabiley Gaf Ku Ahaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Caaqil Askar Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Maalintii Shalay Uu Madal Ka Yidhi Oo Haweenka Gobolka Gabiley Gaf Ku Ahaa!
May 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Caaqil cabdirasaaq askar oo kamid ah madaxdhaqameedka koonfurta hargaysa ayaa raali galin iyo xaal ka bixiyay hadal maalintii shaly kasoo yeedhay oo meel ku dhac u ahaa haweenka gobolka gabiley kaasi oo dadwayne faro badan ka falceiyeen

Caaqilka oo shir jaraa,id ku qabtay hargaysa ayaa sheegay in uu raali galin ka bixinayo hadalkiisii cidkasta oo dhibsatay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS