WAJAALE NEWS

Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xisbiyada Mucaaridka

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo madaxdhaqameedka gobolka gabiley ayaa jawaab ka bixyay hadal hanjabaad oo kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale cuqaashan ayaa dhalinyarada ugu baaqay in aanay yeelin siidhiga dagaal ee uu afuufayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version