Xildhibaano Golaha Wakiilada Ah Oo Golaha Horkeenay Mooshinka Xeerka Saxaafada Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Golaha Wakiilada Ah Oo Golaha Horkeenay Mooshinka Xeerka Saxaafada Ah.
May 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-14xildhibaan oo katirsan xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigii saaka golaha horkeenay mooshin kaasi oo ah sidii loo meel marin lahaa xeerka saxaafada somaliland oo mudo horyaala galayaashii baarlamaanka somaliland.

 

COMMENTS
LINKS