WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsi Barasho Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Caro Malko.

GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada  Somaliland badhasaabka gobolka gabiley maayarka magaalada iyo madax ka socotay haayada ayaa xadhiga a jaray dugsi barasho oo laga hirgaliyay deegaanka carwo malko ee gobolka gabiley.

Waftigan ayaa Xadhiga ka jaray Dugsi H/dhexe oo laga hirgelliyey Deegaanka Carro-Malko ee Gobolka Gabilay. Dhismaha Schoolkan oo ay fulisay haya’adda IHS, iyadoo miisaaniyadda lagu dhisayna ay bixiyeen qoys Maraykana ” FAMILY WILIAM” & Dowlada Hoose Degmada Gabilay.

 

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE.

Exit mobile version