Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Ka Dhashay Banaan Baxyadii Mucaaridka Ee Maanta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Ka Dhashay Banaan Baxyadii Mucaaridka Ee Maanta!
August 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Talisa ciidanka booliska Somaliland ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay mudo haraadadii maanta ka dhacay magaalooyinka waawayn ee gobolada Somaliland iyo tirade dadka shacabka eek u dhimatay iyo kuwo ku dhaawacmay

Sidoo kale taliska ciidanka booliska ayaa sheegay in ay ciidamo tiro badani ku dhaawacmeen mudo haraadadan.

 

COMMENTS
LINKS