WAJAALE NEWS

Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Arimaha Gudaha.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed khaliif oo katirsan golaha wakiilada jsl kana mid ahaa mudanayaashii hogaaminayay banaan bixii xisbiyada mucaaridka ee maanta ka dhacay hargaysa ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin oo musharax cirro kula dul dhacay eedo danbi culus ah.

Sidoo kale xildhibaan axmed khaliif ayaa wasiir kaahinugu baaqay in uu soo cadeeyo halka cirro dalka argagixisada ku keenay.

 

Exit mobile version