Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Tirada Dadkii Ku Dhintay Banaan Baxyadii Maanta Iyo Kuwo Ku Dhaawacmay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Tirada Dadkii Ku Dhintay Banaan Baxyadii Maanta Iyo Kuwo Ku Dhaawacmay!
August 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay mudoharaadadii xisbiyada mucaaridku kaqabteen gobolada dalka iyo tirade dadka shacabka eek u dhimatay kuwo ku dhaawacmay iyo kuwo xukuumadu xidh xidhay isagoo masuuliyada dadkaa lalaayay dusha usaaray xukuumada

Sidoo kale musharax cirro ayaa sheegay in aanay joojinayn banana baxyada ilaa doorashada xukuumadu ka qabanay ilaa 13november.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS