WAJAALE NEWS

Madaxwayne Biixi Oo Masuuliyada Dadkii Ku Dhintay Mudo haraadadii Maanta Iyo Khasaarihii Ka Dhashay Ku Dusha Usaaray Xisbiyada Mucaaridka!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi oo caawa goordhawayd ka hadlay warbaahinta dawlada ayaa sheegay in khasaarihii ka dhashay banaan baxyadii xisbiyada mucaaridka ka sameeyay gobolada dalka ku eedeeyay in ay iyagu masuul ka yihiin

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa sheegay in aanay mudo haraad danbe ogolaanaynin in uu dalka ka dhaco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version