WAJAALE NEWS

Sheekh Mustafe Oo Ka Hadlay Banaan Baxyadii Shalay Dalka Ka Dhacay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimada wawayn ee somalida ayaa ka hadlay mudo haraado maalintii shalay ka dhacay gobolada Somaliland kaasi oo ay ku dhinteen dad shacab ahi

Sheikh mustafe ayaa sheegay in aanay dadka shacabka ahi garanayn waxa ay ku dhimanayaan askarta toogaynaysaana aanay garanayn waxa ay ku dilayaan.

Exit mobile version