Beesha Caalamka Oo Baaq Kasoo Saaray Banaan Baxyadii Ka Dhacay Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Beesha Caalamka Oo Baaq Kasoo Saaray Banaan Baxyadii Ka Dhacay Somaliland.
August 12, 2022 - Written by Editor:

UK(W,N)-Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaalada syaasadeed ee Somaliland iyo banana baxyada ka bilowday kuwaasi oo ay ku dhinteen dad tiro badani

Wadamada maraykanka iyo midowga yurub ayaa xukuumada Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay xaliyaan khilaafka udhexeeyay kuna soo noqdaan miska wada hadalada/

COMMENTS
LINKS