WAJAALE NEWS

Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Si Adag Uga Hadlay Dadkii Xukuumadu Ku Laysay Banaan Baxyadii Xisbiyada Mucaaridka!

HARGAYSA(W,N)-In ku dhow 20xildhibaan oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay mudo haraadii aalintii khamiistii ka dhacay dalka ee ay horkacayeen madaxda xisbiyada mucaaridka kaasi oo ay ku dhinteen 6qof halka tiro kalena ka dhaawacantay kuwo kale lagu xidh xidhay

.Xildhibaanadan ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada iyagoo sheegay In ay baadhi doonaan falalkii dhacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version