Maamulka G. Gabiley Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Deegaano Katirsan Gobolka Iyo Baaq Ay Udireen Bulshada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka G. Gabiley Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Deegaano Katirsan Gobolka Iyo Baaq Ay Udireen Bulshada
August 13, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay xaalada Abaareed ee ka tagaan deegaano katirsan gobolka gabiley

Sidoo kale mayarka iyo badhasaabka gabiley ayaa bulshada ugu baaqay in la tukado salad roob doon ah

Dhanka kale maamulka Gobolka ayaa Magacaabay Gudi arimaha Abaaraha ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS