WAJAALE NEWS

Dalada Sonsaf Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saartay Khilaafka Cakiran Ee Udhexeeya Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka,

HARGAYSA(W,N)-Dalada Ay ku Bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf ayaa baaq nabadeed kazoo saartay khilaafka cakirn ee udhexeeya xukuumada Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka kaasi oo sobobay in ay dad shacab ahi ku dhintaan banana baxyo ay dhigeen xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale dalada sonsaf ayaa Waxgaradka, Aqoonyahanka, Ganacsatada Iyo Saaxiibbada Somaliland Ugu Baaqday In Ay Dhex dhexaadin ka Galaan Khilaafka Cakiran Ee Udhexeeya Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl Si looga Baaqsado Rabshado Kale oo Dhaca.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version