WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Magacaabay Gudi Baadhi Doonta Khasaaraha Ka Dhashay Mudo Haraadkii

HARGAYSA(W,N)-Labada xisbi mucaarid ee waddani iy Ucid ayaa magacaabay gudi baadhiseed soo ururin doonta khasaarihii ka dhashay mudo haraadkii labada xisbi ee maalintii khamiistii ka dhacay gobolada dalka kaasi oo ku dhinteen dad shacab ah halka kuwo kalena laga xidhay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version