Waftigii Ka Socday Dawlada Maraykanka Oo Booqday Suuqii Gubtay Ee Waaheen Iyo Waxyaabaha Ay Indhahooga Kusoo Arkeen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday Dawlada Maraykanka Oo Booqday Suuqii Gubtay Ee Waaheen Iyo Waxyaabaha Ay Indhahooga Kusoo Arkeen,
August 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socday dawlada maraykanka ee maalmihii udanbeeyay ku suganaa Somaliland ayaa saaka booqday suuqii magaalada hargaysa ee gubtay ee Waaheen iyagoo soo indho indheeyay.

Dhanka kale kaaliyihii hore ee dalka maraykanka ufadhiyay Africa soo noqday safiir oo kamid ahaa waftiga ayaa ka hadlay wayaabaha ay kusoo arkeen suuqii gubtay ee waaheen.

 

COMMENTS
LINKS