WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Jawaab ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Guudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa jawaab ka bixiyay eedo dhawaan uga yimid madaxwaynaha jsl muuse biixi isagoo dhankiisa dhaliilo culus ujeediyay madaxwaynaha ku eedeeyay in uu wakhtigii halganka Awaare ku dilay Nin Mujaahid ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version