WAJAALE NEWS

Wasiirka Cadaalada Jsl Iyo Masuuliyiin Kale Oo Booqday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo.

CEERIGAABO(W,N)-Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland oo safar ku  jooga gobolka sanaag ayaa booqday xabsiga dhexe ee magaalada ceerigaabo halkaasi oo uu ukuurgalayay xaalada maxaabiista ku xidhan.

Exit mobile version