Qoys Reer Guuraa Ah Oo Danab Ku Dhacay Iyo Khasaare Uu Soo Gaadhsiiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoys Reer Guuraa Ah Oo Danab Ku Dhacay Iyo Khasaare Uu Soo Gaadhsiiyay.
September 23, 2022 - Written by Editor:

GAR ADAG(W,N)-Qoys reer guuraa ah oo ku sugan deegaanka gar adag ayaa habeenkii xalay ku dhacay danab ayaa uu soo gaadhay khasaare iskugu jira naf iyo maalba

Maamulka degmada gar adag ayaa qoyskan ufidiyay gurmad.

COMMENTS
LINKS