DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Fashilka Ku Yimid Dhismaha Wadada Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Durba Burburtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Fashilka Ku Yimid Dhismaha Wadada Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Durba Burburtay.
September 23, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-jidka isku xidha magaalooyinka kalabaydh iyo wajaale ee dhismaha waddada berbera corridor ayaa ka fog sida ay muujinayaa muuqaalada iyo sawirada laga baahiyo sidoo aad arkayso wadadan oo wali cidi marin in hadana ay burburtay meelaha qaar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

COMMENTS
LINKS