WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Mulkiilaha Shirkada Beeyada Ee Alsi Maydi Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Gabadh Ku Eedaysay In Uu Kufsaday!

ADIS ABABA(W,N)-Gudoomiyaha televisionka horyaal 24tv ayaa waraysi xasaasiya la yeeshay mulkiilaha shirkada beeyada ee asli maydi barkhad cumar jibriil kaasi oo uu ku waydiiyay su,aalo xasaasiya oo la xidhiidha kufsi lagu eedeeyay khilaaf uu somaliland kaga  tagay iyo arimo kale oo muhiim ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

Exit mobile version