“Madaxwayne Ma Maantaad Taladii Dalka Kusoo Koobtay In Aan Isku Suldaan Tihiin,Taliyihii Ciidanka Qaranka, Wasiirka Maaliyada Iyo Maxkamadii Sare”Siyaasi Maxamed C. Bookh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Ma Maantaad Taladii Dalka Kusoo Koobtay In Aan Isku Suldaan Tihiin,Taliyihii Ciidanka Qaranka, Wasiirka Maaliyada Iyo Maxkamadii Sare”Siyaasi Maxamed C. Bookh.
September 23, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga waddani maxamed cabdilaahi bookh ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada dalka, xeerka golaha wakiilada ugudbiyeen golaha guurtida iyo xalka ay unoqon karto khilaafka dalka hadii uu madaxwaynuhu garto.

Sidoo kale siyaasi bookh ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay taladii dalka in uu kusoo koobo in ay isku suldaan yihiin isku beel hoose yihiin sida taliyaha ciidanka qaranka, wasiirka maaliyada iyo gudoomiyaha maxkamada sare

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS