Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadlay Xanuun Xumad ah Ee Dalka Kusoo Kordhay iyo Xogaha Ay Ka Bixiyeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ka Hadlay Xanuun Xumad ah Ee Dalka Kusoo Kordhay iyo Xogaha Ay Ka Bixiyeen!
September 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafmaadka iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa ka hadlay xanuunxumad ah oo mudooyinkii udanbeeyay usoo badanaya bulshada reer Somaliland halka warar qaarna ay sheegeen in ay jiraan dad ugeeriyooday.

COMMENTS
LINKS