Ciidamada Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal Tiro Badan Oo Itoobiyaan Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal Tiro Badan Oo Itoobiyaan Ah.
September 25, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Ciidamada booliska magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa gacanta ku dhigay tariibayaal tiro badan oo itoobiyaan kuwaasi oo kooxo magafayaal ahi kasii dhex gudbinayeen Somaliland iyagoo tirade dadkan lagu sheegay 82qof oo iskugu jira rag iyo dumar.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS