WAJAALE NEWS

Gudoomiye Saleebaan Oo Golaha Wakiilada Dib Ugu Soo Celiyay Xeerkii Ay Usoo Gudbiyeen Iyo Xildhibaano Guurtida Katirsan Oo Eedo Culus Ujeediyay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa xeerkii ay dhawaan usoo gudbiyeen golaha wakiiladu dib usoo celiyay iyada oo aan golaha la horgay islamarkaana lagu soo qaaday kartoon

Dhanka kale xildhibaano katirsan golaha guurtida ayaa gudoomiye saleebaan ku eedeeyay in uu ku kacay awood maroorsi islamarkaana uu ku talaabsaday sharci jabin

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version