“Safarka Madaxwaynuhu Ku Tagay Galbeed Ilaa Bari Wuxu Ahaa Mid Guul Ah, Hadaa Ma Xasan Sheekha War Dhiiglay Tagi Karin…”Siyaasi Rashiid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Safarka Madaxwaynuhu Ku Tagay Galbeed Ilaa Bari Wuxu Ahaa Mid Guul Ah, Hadaa Ma Xasan Sheekha War Dhiiglay Tagi Karin…”Siyaasi Rashiid
September 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid jaamac dhari (sheekhul amar) ayaa ka hadlay muranka sharci ee dalka ka taagay iyo xeerka horyaala golaha guurtida iagoo saleebaan kula dardaarmay in uu dalkiisa utaliya.

Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa safarkii madaxwayne biixi kutagay gobolada dalka ku tilmaamay in uu ahaa mid guul u ah qaranka somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS