Gudoomiyaha Haayayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Qalab Kala Wareegay Haayada IOM. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Qalab Kala Wareegay Haayada IOM.
September 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Md C/kariin Axmed Maxamed ayaa maanta qalab xafiiseed kala wareegay Hay’adda #IOM.

Qalabka oo isugu jira Kombuutarro, Kuraas, Miisas iyo agab xafiiseek kaleba waxa lagu qalabayn doonaa dhisme dabaq ah  oo Hay’addu leedahay oo dhawaan ladhisay kaasi oo hadda gebogebo ah dhawaana xadhiga laga jari doono haddii Alle idmo.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS