Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhaam Biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Diin Goobaale Ee Degmada Allaybaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhaam Biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Diin Goobaale Ee Degmada Allaybaday.
September 26, 2022 - Written by Editor:

ALLAYBADAY(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka oo ay weheliyaa agaasimaha guud ee wasaarada madaxda haayada fao iyo maamulka gobolka iyo degmada gabiley ayaa xadhiga ka jaray dhaam biyood laga hirgaliyay deegaanka diin goobaale oo katirsan degmad allaybaday ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS