Suldaan Cado Gude Oo Ka Waramay Waxyaabihii Ugu Xusuusta Badnaa Mudadii 36cisho Ahayd Ee Uu Ku Xidhnaa Jeelka Madheera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Cado Gude Oo Ka Waramay Waxyaabihii Ugu Xusuusta Badnaa Mudadii 36cisho Ahayd Ee Uu Ku Xidhnaa Jeelka Madheera.
September 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan cado gude oo mudo 36cisho ah ku xidhnaa jeelka madheera ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii iyadoo aanay jirin danbi ay xukuumadu kusoo eedaysay

Sidoo kale suldaan cado gude ayaa mahad naqay dadkii intii uu xidhnaa kusoo booqanayay jeelka kuwii uhadlay iyo guud ahaan shacabka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS