WAJAALE NEWS

Suldaan Cado Gude Oo Ka Waramay Waxyaabihii Ugu Xusuusta Badnaa Mudadii 36cisho Ahayd Ee Uu Ku Xidhnaa Jeelka Madheera.

HARGAYSA(W,N)-Suldaan cado gude oo mudo 36cisho ah ku xidhnaa jeelka madheera ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii iyadoo aanay jirin danbi ay xukuumadu kusoo eedaysay

Sidoo kale suldaan cado gude ayaa mahad naqay dadkii intii uu xidhnaa kusoo booqanayay jeelka kuwii uhadlay iyo guud ahaan shacabka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version