Golaha Wakiilada Oo Jawaab Ka Bixiyay Xeerar Uu Gudoomiyaha Guurtida Kusoo Celiyay, Sheegayna In Ay Sharci Daro Tahay Soo Celintoodu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo Jawaab Ka Bixiyay Xeerar Uu Gudoomiyaha Guurtida Kusoo Celiyay, Sheegayna In Ay Sharci Daro Tahay Soo Celintoodu!
September 27, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa jawaab ka bixiyay xeerar si shariga baalmarsan uu gu soo celiyay gudoomiyaha guurtidu kuwaasi ooh ore usoo baas gareeyeen xildhibaanada golaha wakiiladu

Sidoo kale Gudoomiyaha Golaha wakiilada ayaa dhigiisa golaha guurtida ugu baaqay in uu xeerarka ay usoo gudbiyeen uu hor geeyo golaha guurtida sida sharcigu dhigayo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS