“Saaxiibkay Saleebaan Arintaasi Way Ka Hoostay..”Muuse Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Saaxiibkay Saleebaan Arintaasi Way Ka Hoostay..”Muuse Biixi.
September 27, 2022 - Written by Editor:

Milicsiga; Madaxwayne Biixi Oo Wakhtigii Uu Mucaaridka ahaa Dhaliilo xoogan ujeedinaya mudo kordhinta ay sameeyaan Golaha Guurtida, isagoo sheegay in xildhibaanada golaha guurtidu  Ay ku yimaadeen qaab dhaxal ah, halka qaarkoodna Ay Yihiin Kuwo  Da,ah  Taasi Oo  jabinaysaa xeerka golaha Guurtida Uyaala,

DAAWO; MUUSE BIIXI ARAGTIDII UU GOLAHA GUURTIDA IYO MUDO KORDHINTA KA QABAY

COMMENTS
LINKS