WAJAALE NEWS

Wafti Ka Socda Dawlada Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale Iyo Ujeedada Safarkooga!

TOG WAJAALE(W,N)-Wafti ka socda dawlad Deegaanka somalida Itoobiya oo uu hogaaminayo wasiirka qorshaynta horena u ahaa hogaanka nabadgalyada Mubashir iyo xubno kale ayaa galabta lagu soo dhaweeyay magaalada wajaale ee xuduudka labada.

Waftigan ayaa ujeedada socdaalkoogu tahay sidii ay ugoomi lahaayeen abaalmarin ay udiyaarisay jaamacada Admas taasi oo ay ku musaysteen gurmadkii ay usoo galeen gubashadii suuqa waaheen ee magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version