Xulka Dalka Argentina Oo 3;0 Kaga Badiyay Xulka Dalka Croatia, Iskana Xaadiriyay finalka Koobka Aduunka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xulka Dalka Argentina Oo 3;0 Kaga Badiyay Xulka Dalka Croatia, Iskana Xaadiriyay finalka Koobka Aduunka.
December 13, 2022 - Written by Editor:

Xulka Dalka Argentina ayaa cashar lama ilaawaan ah udhigay Xulka dalka Croatia oo ay kaga badiyeen 3;0 ciyaarta afar dhamaadka Tartanka kubada cagta ee koobka aduunka.

Xulka dalka Argentina ayaa iska xaadiriyay ciyaarta finalka ee koobka aduunka iyaga oo sugu doona kii soo baxa xulalka fransiiska iyo Marocco oo habeen danbe ciyaari doona.

 

COMMENTS
LINKS