WAJAALE NEWS

Xulka Dalka Faransiiska Oo 2;0 Kaga Badiyay Xulka Dalka Marocco!

HARGAYSA(W,N)-Xulka Dalka Faransiiska ayaa 2;0 kaga badiyay xulka Dalka Marocco kuwaasi oo iska xaadiriyay Ciyaarta kama danbaysta ah ee Tartanka Koobka Aduunka’.

Marocco ayaa caawa dadaalo badan oo ay samaysay aan ku guulaysan in ay wax gool ah la timaado.

Argentina iyo france ayaa wada ciyaari doono finalka koobka aduunka

Dalka faransiiska ayaa hore uqaaday koobkii ugu danbeeyay ee aduunka 2018,

 

Exit mobile version