Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Alle Ha,Unaxariistee Marxuum Muuse Xaaji Maxamed Guuleed “Muuse Inji”. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Alle Ha,Unaxariistee Marxuum Muuse Xaaji Maxamed Guuleed “Muuse Inji”.
February 9, 2023 - Written by Editor:

TACSI; TIIRAANYO LEH;

Dhamaan Dadka Magacyadoodu Halkan Hoose ku qoran Yihiin waxay Tacsi Tiiraanyo Udirayaan qoyskii iyo qaarabadii uu Ka Baxay marxuum Muuse Xaaji Maxamed Guuleed (Muuse Inji) oo caawa ku geeriyooday magaalada hargaysa maalinta bari ahna lagu aasi Doono Magaalada iyadoo Alle uga baryay in uu samir Iyo Iimaan kasiiyo marxuumkana Ilaahay Unaxariisto.

Prof Ibrahaaim Maxamed meecaad, Rashiid jaamac Dhari, siyaasi Cismaan Xasan Mire, Xildhibaan Axmed Cabdi Muuse, Cabdiraxmaan Aadan Jaamac, Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi “Jidhif” Ex Wasiir Shucayb Maxamed Muuse, Dr. Muuse Qaasim Aw Cumar. Cabdilaahi Muxumed Bile.

AAMIN AAMIN

COMMENTS
LINKS