Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Magaalada Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Magaalada Laascanood!
March 13, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa xaaladeeda abni degan tahay 10kii cisho ee udanbeeyay kadib dagaalo ka dhacay taasi oo marba marka ka danbaysa ay nabadgalyadeedu soo fiicnaanayso halka dadkii shacabka ahaa ee ka barakacayna ay dib ugu soo noqonayaan. Marka laga reebo mar mar kooxaha maleeshiyaadka iyo kooxaha kuwanti ahi rasaas kusoo ridayaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan duleenka magaalada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

COMMENTS
LINKS