Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Ucanbaareeyay fal Magaalada Hargaysa Loogu Gaystay Haweenay Katirsan Xisbiga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Ucanbaareeyay fal Magaalada Hargaysa Loogu Gaystay Haweenay Katirsan Xisbiga!
March 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga Waddani Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Ayaa si kulul ucanbaareeyay fal jidh dil iyo qafaalasho ah oo magaalada hargaysa loogu gaystay afhayeenka garabka haweenka ee xisbiga wadani isagoo laamaha amaanka ugu baaqay in ay soo cadeeyaan cidii falkan kula kacday

Sidoo kale afahyeenka xisbiga waddani ayaa sheegay in gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada looga baahan yahay in ay soo baadhaan falalka ka dhex dhaca haayada dawlada isagoo daba socday dhaco maalintii shalay la sheegay in ay ka dhacday xarunta sirdoonka qaranka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS