Masuuliyiinta Wasaarada Ganacsiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dawlada Taiwan Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wasaarada Ganacsiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dawlada Taiwan Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
March 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland oo ay weheliyaan wasiirkuxigeenka wasaarada iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa kulan la qaatay wafti ka socday dawlada tiawan oo uu horkacayay agaasimaha guud ee ganacsiga ee dalka Taiwan oo ay weheliyaan masuuliyiin kale.

 

COMMENTS
LINKS