“Qorshaha Qaranku Mudane Madaxwayne, Maaha Qorshe Mala Awaal Ku Salaysan, Ee Qorshe Ku Salaysan, Xog Dhab Ah Oo Lagala Soo Tashaday, Dadkii Uu Khuseeyay”Agaasimaha Wasaarada Qorshaynta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qorshaha Qaranku Mudane Madaxwayne, Maaha Qorshe Mala Awaal Ku Salaysan, Ee Qorshe Ku Salaysan, Xog Dhab Ah Oo Lagala Soo Tashaday, Dadkii Uu Khuseeyay”Agaasimaha Wasaarada Qorshaynta Jsl.
March 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Axmedyaasiin Muxumed Xasan ayaa sharaxay qaabkii ay usoo diyaariyeen qorshaha guud ee horumarinta qaranka ee shanta sano iyo muhiimada uu uleeyahay siyaasada la doonayo in lagu horumariyo Somaliland si ay ugaadho isku filnaansho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS