Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Roob Baaxad leh Oo Maanta Ka Da,ay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Roob Baaxad leh Oo Maanta Ka Da,ay Magaalada Hargaysa
March 17, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Roobab lagu qabowsaday ayaa maanta ka da,ay magaalada hargaysa kaasi oo daadkii kasoo rogmaday ay xidheen jidad badan oo gudaha magaalada ah islamarkaana hakad galiyay isku socodka gaadiidka iyo shacabkaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS