WAJAALE NEWS

Wasiir KuxigeenkaWarfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Geerida Fanaanad Aamina Cabdilaahi Oo Maanta Ku Geeriyootay Boorama!

BOORAMA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada boorama ku geeriyootay Fanaanad Aamina cabdilaahi xirsi oo kamid ahayd kooxdii waabari islamarkaana kamid ahayd kuwii ugu caansanaa gayiga somalida.

Dhanka kale wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa ka hadlay geerida marxuumad fanaanad Aamina cabdilaahi xirsi.

 

Exit mobile version