WAJAALE NEWS

Tacsi; Ku Socota Qoyska Ilma Xaaji Ibraahim Nuur Oo Hooyadood Marxuumad Yusur Daahir Raage Ku Geeriyootay Dalka Maraykanka.

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN;

Qoyska Reer Maxamed Xasan “Jidhif” waxay tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Ilma xaaji Ibraahim Nuur Oo Hooyadood  ku Geeriyootay Dalka Maraykanka.

Qoyska reer maxamed xasan cabdilaahi oo ugu horeeyo Aabo Maxamed Xasan Cabdilaahi “Jidhif” Hooyo Amaal Xaaji Cabdiraxmaan Warfaa.

Cabdifataax Maxamed xasan,

Cabdishukuur Maxamed Xasan.

Cabdibaaskid Maxamed Xasan/

Hoodo Maxamed Xasan.

Ayaan Maxamed Xasan.

Faadumo Maxamed Xasan.

Mahdiya Maxamed Xasan.

Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyska Ilma Xaaji Ibraahim Nuur Oo Hooyadood Marxuumad Yusur Daahir Raage Oo Maanta ku geeriyooday dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Ohio,

Waxaan leenahay Ilaahay Samir Iyo IImaan Haynaga siiyo Marxuumadana Raxmaanku su,aasha Qabriga Ha Ufududeeyo, Janatul fardowsa Alle ha ugu deeqo,

AAMIN AAMIN.

 

Exit mobile version