WAJAALE NEWS

Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Asxaabta Iyo Golayaasha Qaranka!

HARGAYSA(W,N)-Sheekhul baladka magaalada boorama sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar oo ka qaybgalay casho uu madaxwaynaha Somaliland habeenkii xalau usameeyay culimada daka ayaa dardaarano culus ujeediyay madaxwayne biixi, asxaabta mucaaridka Somaliland iyo golayaasha qaranka.

Exit mobile version