WAJAALE NEWS

Prof Ibrahim Meecaad Oo Soo Bandhigay Laba Kooxood Oo Isku Bahaystay Cadaawada Somaliland

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah mujaahidiinta ka qayb qaatay halgankii dib uxoraynta Somaliland islamarkaana qayb laxaad leh ka qaatay dhismaha dawladnimo ee jsl badina ka hadlay xaalada guud ee dalka ayaa soo bandhigay kooxaha isku soo bahaystay cadaawada Somaliland ee ay ka gadhwadeenka ka yihiin maamulka muqdisho iyo madaxwaynaha dalka jabuuti

Sidoo kale prof meecaad ayaa ka digay cadowga Somaliland ee isku urursanaya gudaha dalka isagoo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay ilaashadaan nabadgalyadooda iyo wada jirka bulshada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version