WAJAALE NEWS

Badhasaabada Gobolada Gabiley, Maroodi jeex Iyo Awdal Oo siwada Jir Ubaabiiyay Beero Laga Samaystay Dooxa Biji!

AWDAL(W,N)-Gudoomiyashaasha Gobolada Maroodijeex, Awdal iyo Gobolka Gebilay oo fulinaya Amarka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa hawlgal shan maalmood qaatay ka fuliyey Dooxada Binji oo ah goobta kulmisa sadexda Gobol.

Gudoomiyaasha ayaa maanta soo gebagebeeyey hawlgalkan oo lagu burburiyey degaano qaab sharci darro ah looga sameeyey degaanka Dooxada Binji iyo degaanada ku xeeran, waxayna ku soo dhamaatay guul iyo degaankii laga baa’biiyey degaamayntii sharci darrada ahayd, iyadoo dhulkaasi ahaa dhul daaqsimeed.

Exit mobile version