WAJAALE NEWS

Warbixin Daboolka Ka Qaaday Sida Dekeda Berbera Uga Horumarsan Tahay Ta Muqdisho!

BERBERA(W,N)-Warbixin caalamiya ayaa daboolka ka qaaday horumarka ay ku talaabsatay marsada caalamiga ee berbera taasi oo ka horumarsan dhinackasta dhigeeda magaalada muqdisho

Sidoo kale dekeda berbera ayaa la sheegay in ay dhawaan safka hore ka gali doonto dekeda ugu horumarsan dekedaha geeska Africa.

Exit mobile version