WAJAALE NEWS

Maayar Mooge Oo Fariin Muhiim Ah Udiray Shacabka Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada  Hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa bisha ramadaan awgeed fariin muhiim ah udiray shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa kuwaasi oo uu ugu baaqay in ay iscaawiyaan dadka danyarta ah la taakuleeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version